qorilugudnews24.com
Waxaa Loogu Baaqayaa Dhammaan Dadka Muxsiniinta Ah Ee Kheyrka Jecel In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dhismaha Masjidul-Jaamaca Degmada Xiis Ee Gobolka Sanaag.
March 31, 2021 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Waxaanu Ugu Baaqaynaa Dhammaan Dadka Muxsiniinta Ah Ee Kheyrka Jecel, Meel Kasta Oo Aad Joogtaanba In Aad Walaalayaal Ka Soo Qayb-Qaadataan Dhismaha Masjidul-Jaamaca Degmo-Xeebeedka Xiis-Xarago Ee Gobolkaasi Sanaag, Kaas Uu Hadda Dhismihiisu Marayo Meel Wanaagsan.

Wixii Faah-Faahin Ah Ee Intaas Dheer, Waxa Aad Kala Xidhiidhi Kartaan Lambarada Iyo Ciwaanada Hoos Ku Qoran, Waanad Mahadsan Tihiin.

A/c. DAHABSHIIL CERD 1473
E-DAHAB: 0657367777
ZAAD: 0636533302

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News