qorilugudnews24.com
Culimada Magaalada Burco Oo Baaq U Diray Dhammaan Bulshada Muxsiniinta Ah Ee Kheyrka Jecel, Uguna Baaqeen In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dib U Dhiska Masaajidka Al-Xamdaan Ee Magaalada Burco.
April 2, 2021 - Written by qoriadmin

Burco Culimada G Togdheer Oo Bulshada Fariin Udiray - YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Culimada Waaweyn Ee Magaaladaasi Burco Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Baaq U Diray Dhammaan Bulshada Muxsiniinta Ah Ee Kheyrka Jecel, Kuwaas Oo Ay Ugu Baaqeen In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dib U Dhiska Iyo Dayactirka Masaajidka Al-Xamdaan Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News