qorilugudnews24.com
Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Ciidamada Dalka Eritrea Bilaabeen In Ay Iskaga Baxaan Gobolka Tigray, Kuwaas Oo Hore Uga Garab Dagaalamayey Ciidamadeeda.
April 4, 2021 - Written by qoriadmin

Addis-Ababa-(QorilugudNews24)-Itoobiya Ayaa Sheegtay In Ay Ciidamada Dalka Eritrea Bilaabeen In Ay Iskaga Baxaan Gobolka Tigray, Kuwaas Oo Hore Uga Garab Dagaalamayey Ciidamadeeda, Arrintan Ayaa Imanaysa Xilli Ay Dawladda Ethiopia La Kulmayso Cadaadis Iyo Cambaareyn Uga Imanaysa Beesha Caalamka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News