qorilugudnews24.com
La Yaabka Dunida: Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Oo Ku Tookhay In Uu Roob Shubi Doono, Kaas Oo Aan Ku Hoori Doonin Gobolka Tigrayga Ee Ku Caasiyoobey.
April 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Cali Axmed Ayaa Ku Tookhay In Uu Roob Shubi Doono, Kaas Oo Aan Ku Hoori Doonin Buu Yidhi Gobolka Tigrayga Ee Ku Caasiyoobey, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay, Arrintaas Oo U Muuqata In Ammuurihii Illaahay La Faro-Geliyey, Subxaanallaah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News