qorilugudnews24.com
Tababare Jaamac Karaaciin Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Garoonka Labaad Ee Kubbadda Cagta Ee Magaalada Burco.
April 4, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Tababare Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac Karaaciin) Ayaa Maanta Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Garoonka Labaad Ee Kubbadda Cagta Ee Magaalada Burco, Kaas Oo Uu Hadda Dhismihiisu Marayo Meel Gebogebo Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News