qorilugudnews24.com
Musharixiinta Kulmiye Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ku Ololaynayaan Hantidii Qaranka Ee La Wada Lahaa Iyo Baaq Loo Jeediyey Komishanka Doorashooyinka.
April 5, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QN24)-Qaar Ka Mid Ah Musharixiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Lagu Eedeeyey In Ay Ku Ololaynayaan Hantidii Qaranka Ee Loo Wada Sinaa, Arrintaas Oo Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Looga Digey, Iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Arrintaas Si Deg Deg Ah Wax Uga Qabtaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News