qorilugudnews24.com
Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Aan La Aqbali Karin In La Kala Diro Ha’ayaddaha Dastuuriga Ah Ee Dalka.
April 5, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QN24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Ahna Afhayeenka Dawladda Federlka Ee Soomaaliya Md. Cismaan Abokor Dubbe Ayaa Sheegay In Aan Marnaba La Aqbali Karin In La Kala Diro Ha’ayaddaha Dastuuriga Ah Ee Dalka Soomaaliya Ilaa Laga Helayo Dawlad Kale Oo Bedesha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News