qorilugudnews24.com
Ganacsada Somaliland Oo Ka Muquuratay Qorshe Ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ku Doonaysey In Ay Mar Kale Dhaqaale Kaga Urursato Caabuqa Covid-19 Iyo Abaaraha.
April 6, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ganacsada Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Ka Muquuratay Qorshe Ay Maanta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ku Doonaysey In Ay Mar Kale Dhaqaale Kaga Urursato Ganacsatada Caabuqa Covid-19 Iyo Abaaraha Baahsan Ee Dalka Ka Jira, Iyada Oo Weli La Isweydiinayo Halka Ay Marisay Dhaqaalihii Hore Ee Laga Ururiyey Dadka Iyo Gacsatada, Kaas Oo Gaadhayey Ilaa $9000,000 USD.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News