Masuuliyiin La Sheegay In Ay Ka Socdeen Dalkaasi Zambia Oo Shalay Soo Gaadhey Maagaalada Hargeysa Iyo Meeqaam Aad U Hooseeya Oo Lagu Soo Dhaweeyey.
April 6, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masuuliyiin La Sheegay In Ay Ka Socdeen Dalkaasi Zambia Oo Shalay Soo Gaadhey Maagaalada Hargeysa Iyo Meeqaam Aad U Hooseeya Oo Lagu Soo Dhaweeyey, Lamana Yaqaano Ujeedada Safarkooda Iyo Waxa Ay Soo Kordhin Doonaan, Waxbase Kama Duwana Arrintu Waxyaabihii Hore Ee Dadka Lagu Indho-Sarcaadin Jirey
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com