qorilugudnews24.com
Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Si Adag Ula Hadlay Shacabka Degmada Berbera, Uguna Baaqay In Aanay Sidii Habar-Jeclo Fartooda Eedin, Ayna Doortaan Xisbiga Waddani.
April 6, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Ayaa Si Adag Ula Hadlay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Berbera Iyo Nawaaxigeeda, Uguna Baaqay In Aanay Sidii Beelaha Habar-Jeclo Fartooda Eedin, Ayna Doortaan Xisbiga Waddani Iyo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News