Warbixin: Masuuliyiintii Xilalka Iska Casilay Oo Aanu Weli Madaxweynuhu Boosaskoodii Soo Buuxinin, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.
April 6, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Muddo Ku Siman Bil Iyo Maalmo Ayaa Ka Soo Wareegtey Markii Ay Xukumadda Tallada Somaliland Haysa Ee Xisbiga Kulmiye Ay Iska Casileen Masuuliyiin Xilal Sare Ka Hayey, Kuwaas Oo Is-Casilaadooda Ku Sifeeyey Kadib Markii Uu Damac Ka Galay Tartanka Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com