qorilugudnews24.com
Dawladda Soomaaliya Oo Labada Madaxweyne Ee Jubbaland Iyo Puntland Ku Tilmaantay In Ay Noqdeen Laba Nin Oo Jid Iyo Jiho-Diid Ah, Kuwaas Oo Aan Ogolayn Doorasho.
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Md. Cismaan Abokor Dubbe Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Madaxweynayaasha Maamul-Goboleedyada Jubbaland Iyo Puntland Ee Axmed Maddoobe Iyo Siciid Deni Ku Eedeeyey In Ay Noqdeen Laba Nin Oo Jid Iyo Jiho-Diid Ah, Isla Markaana Aan Ogoleyn In Ay Dalkani Doorasho Ka Dhacdo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News