qorilugudnews24.com
Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Mid Ahaa Odayaashii Madasha Ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Gambadhka Gaaban Ugu Fadhiistay Oo Maantana La Shir Yimi Wax Aan Sakaaro Ka Biirsan.
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Mid Ahaa Odayaashii Madasha Ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Gambadhka Gaaban Ugu Fadhiistay, Haddana Dabada Ka Riixayey Mashruucii Qabyaaladdeysnaa Ee Dhahabshiil Hadhiganina, Isla Markaana Qaybta Weyn Ku Lahaa Ololihii Lagaga Soo Horjeedey Mashaariicdii Dib U Dhiska Ee Wershedda Sibidhka Iyo Ballaadhinta Dekedda Magaalada Berbera, Ayaa Maantana Warbaahinta La Soo Hor Fadhiisatay Eedo Madhalays Ah Iyo Xadiisyo Daciif Ah, Kuwaas Oo Uu Kula Dul Kufay Saddexdii Madaxweyne Ee Somaliland Ee Ugu Dambeeyey, Isaga Oo Ku Eedaynaya In Ay Wax Ka Qaban Waayeen Dib U Dhiska Wershedda Sibidhka Ee Berbera, Arrintaas Oo Uu Dad Badani La Yaabay, Waayo Odaygani Waxa Lagu Xasuustaa In Uu Ka Mid Ahaa Shaqsiyaadkii Sida Weyn Uga Soo Horjeedey Cid Kasta Oo Isku Dayda Dib U Dhiska Wersheddaasi Iyo Tallaabo Kasta Oo Xagga Wanaagsan Loo Qaado, Isaga Oo La Doonayayey Mashruucaasi In La Siiyo Oo Keliya Ganacsato Ka Soo Jeeda Beeshiisa, Isla Markaana Aanay Soo Gelin Cid Kale…..War Hoy Annagaa Wax Aragnay!!!….

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

 

COMMENTS
Latest News