qorilugudnews24.com
Niyad-Jabka Iyo Fashilaada Vladimir Putin Ka Raacday Diyaaradihiisii Drone-ta Ee Ay Militeriga Ruushku Xayeysiinayeen Iyo Turkiga Oo Soo Daadiyey, (Xogta Dahsoon).
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Ayaa Niyad-Jab Iyo Fashilaad Kala Kulmay Diyaaradihiisii Drone-ta Ee Ay Militeriga Ruushku  Xayeysiinayeen Muddooyinkii U Dambeeyey, Kadib Markii Ay Militeriga Turkigu Ku Soo Daadiyeen Waqooyiga Dalkaasi Syria, Arrintaas Oo Weji Gabax Iyo Fashil Ku Soo Dhammaatay, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News