qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Burco Oo Si Iskood Ah Isugu Xilqaamay In Ay Bulshadooda Ka Wacyi-Geliyaan Halista Caabuqa Covid-19.
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Dhallinyarada Reer Burco Ayaa Si Iskood Ah Isugu Xilqaamay In Ay Bulshadooda Ka Wacyi-Geliyaan Halista Uu Leeyahay Xanuunka Saf-Mareenka Ah Ee Covid-19, Dhallinyaradaas Oo Buuxiyey Kaalintii Ay Gabeen Hawl-Wadeenadii Wasaaradda Caafimaadka Iyo Xukuumadda Tallada Haysa Ee Xisbigaasi Kulmiye, Kaas Oo Ku Fashilmay Hoggaamintii Dalka Iyo In Uu Simo Bulshada Reer Somaliland Una Kala Eexday Ama Soo Kala Dhaweystey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News