qorilugudnews24.com
Fannaaniintii Reer Hargeysa Oo Ku Sii Qul-Qulaysa Magaalada Muqdisho Iyo Xukuumadda Kulmiye Oo U Muuqata In Ay Ogolaatay Qodobkii Is Dhex-Galka Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Fannaaniintii Ugu Caansanaa Reer Hargeysa Ayaa Ku Sii Qul-Qulaysa Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Soomaaliya Iyo Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Ee Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Muuqata In Ay Ogolaatay Qodobkii Is Dhex-Galka Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed, Kaas Oo Ka Mid Ahaa Qodobadii Lagu Soo  Heshiiyey Shirkii Jabuuti, Qodobkaasi Oo Hadda U  Muuqda In Uu Si Fiican U Dhaqan-Galay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News