qorilugudnews24.com
Xildhibaanad Kubra Xasan Xaaji Maxamuud Oo Safaro Ku Galaabixisay Deegaano Ka Kala Tirsan Hawdka Gobolka Togdheer Iyo Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
April 7, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xildhibaanad Kubra Xasan Xaaji Maxamuud Oo Ka Sharaxan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Safar Qaatay Muddo 3 Maalmood Ah Ku Galaabixisay Deegaano Ka Kala Tirsan Hawdka Gobolka Togdheer Iyo Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Deegaanadaas Oo Ay Ka Mid Yihiin, Baali-Dhaye, Garanuugle, Haye-Bari, Haye-Weyne Gawlalaale, Balli-Haleelo, Yucuboole, Habuura, Goodaale Iyo Tuulo Barwaaqo (Ex-Tuulo Qarax), Xildhibaanad Kubra Oo Uu Safarkeedu La Xidhiidhey Sidii Ay Ugu Guur-Geli Lahayd Xaaladda Nololeed Ee Deegaanadaasi Ka Jirta Iyo In Ay Bulshada Ku Wacyi-Geliso Qaadashada Kaadhadhka Cod-Bixiyeyaasha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News