qorilugudnews24.com
Khilaafka U Dhexeeya Waddamada Ruushka Iyo Ukraine Oo Meeshii Ugu Xumayd Gaadhey Iyo Ruushka Oo Dhaqaajiyey Taangiyadiisii Dagaalka Ee U Yaalley Gobolka Siperia.
April 8, 2021 - Written by qoriadmin

Kiev, Ukraine-(QorilugudNews24)-Khilaafka Cakiran Ee U Dhexeeya Waddamada Ruushka Iyo Ukraine Ayaa Gaadhey Meeshii Ugu Xumayd Abid Iyo Ruushka Oo Dhaqajiyey Taangiyadiisii Dagaalka Ee U Yaalley Gobolka Siperia, Iyada Oo Laga Baqayo In Ay Xaaladdu Faraha Ka Baxdo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News