qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ahelada General Doolaal Oo Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay In Si Deg Deg Ah Xoriyadiisa Loogu Soo Celiyo General-ka, Kana Digey Cawaaqib Xumada Arrintaasi Ka Dhalan Karta Haddii Ay Sii Socoto.
April 8, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ahelada General Jaamac Maxamuud Aadan (Doolaal), Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay, Ayaa Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Si Deg Deg Ah Xoriyadiisa Ugu Soo Celiso General Doolaal, Waxa Kale Oo Ay Ka Digeen Arrintaasi Sii Socoshadeeda Iyo Waxa Ka Dhalan Kara Haddii Aan Deg Deg Looga Tanaasulin, Caqliguna Aanu U Shaqayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News