qorilugudnews24.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Puntland Ee Hadlaya Ee Leh Waxaan Qabsanayaa Sanaag Iyo Sool, Ciidamada Somaliland Waxa Ay Xafiiskiisa U Jiraan Wax Ka Yar 19 Km.
April 8, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Ee Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Ee Hadlaya Ee Leh Waxaan Qabsanayaa Gobollada Sanaag Iyo Sool, Ciidamada Somaliland Waxa Ay Xafiiskiisa U Jiraan Wax Ka Yar 19 Km, Haddii Uu Daaqadiisa Furana Wuu Arkayaa Iyaga,” Sidaas Waxa Yidhi Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Qoyska Ee Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Cali Bile Oo Ka Jawaabaayey Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Puntland, Kaas Oo Riyo Ku Arkay Isaga Oo Qabsaday Gobollada Sanaag Iyo Sool Ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News