qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Jaaliyaddaha Reer Somaliland Ee Iyagu Ku Dhaqan Dalkaasi Britain Ayaa Ka Hadlay Xadhigga General Doolaal, Waxayna Ku Baaqeen In Arrintaasi Dib Looga Laabto.
April 15, 2021 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Jaaliyaddaha Reer Somaliland Ee Iyagu Ku Dhaqan Dalkaasi Britain Ayaa Ka Hadlay Xadhigga General Doolaal, Waxayna Ku Baaqeen In Si Deg Deg Ah Arrintaasi Looga Tanaasulo, Dibna Looga Laabto, Haddii Kale Waxa Ka Dhalan Doona Wax Aan Hadhow La Mahadin Doonin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News