qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Xadhiggii Xaq-Darrada Ahaa Ee Lagula Dul-Kufay Mujaahid General Jaamac Maxamuud Aadan (Gen. Doolaal).
April 15, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cismaan Afgaab Nuur Oo Maanta Warbaahinta Waraysi Siiyey Ayaa Si Adag Uga Hadlay Xadhiggii Xaq-Darrada Ahaa Ee Dhawaan Lagula Dul-Kufay Mujaahid General Jaamac Maxamuud Aadan (Gen. Doolaal), Xadhiggaas Oo La Xaqiijiyey In Uu Ahaa Mucaamarad Laga Soo Adeegay Xayndaabka Xarunta Madaxtooyada Ee Somaliland Iyo Taliska Guud Ee Isha Boorame.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News