qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Maamulka Puntland Md. Siciid Cabdullaahi Deni Oo Maanta Kulan La Qaatay Golaha Wasiirada Ee Xukuumaddiisa, Ugana Xog Waramay Safarkiisii Muqdisho.
April 16, 2021 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Md. Siciid Cabdullaahi Deni Oo Uu Wehilinaayey Ku-Xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Golaha Wasiirada Ee Xukuumaddiisa, Isla Markaana Uga Xog Waramay Safarkii Uu Muddada Ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho Iyo Waxyaabihii Uu Kala Soo Kulmay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News