qorilugudnews24.com
Xoghayaha Dawalada Hoose Ee Degmada Caynaba Md. Cumar Maxamuud Muusa Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Dhulka Danta Guud Ee Degmadaasi.
April 16, 2021 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Dawalada Hoose Ee Degmada Caynaba Md. Cumar Maxamuud Muusa Ayaa Ku Baaqay In La Ilaaliyo Dhulka Danta Guud Ee Degmadaasi, Maadaama Oo Lagu Jiro Buu Yidhi, Xilli Kala Guur Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News