qorilugudnews24.com
Fanaaniinta Nimco Yaasin, Sahra Ileys Iyo Saado Qaran Oo Soo Saaray Qasiido Cusub, Taas Oo Ku Saabsan Bisha Barakaysan Ee Ramadan.
April 21, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Fanaaniinta Kala Ah, Nimco Yaasin, Sahra Ileys Iyo Saado Qaran Ayaa Soo Saaray Qasiido Cusub, Taas Oo Ku Saabsan Bisha Barakaysan Ee Ramadan, Qasiidadaas Oo Ah Nooc Ka Mid Ah Waxa Loo Yaqaano Istaadka Ama Xaawo Iyo Faadumo (SITTI).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News