qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horeysey Qiray In Horumarka Maanta Ka Socda Magaalada Berbera Uu Ku Suntan Yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
April 29, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Markii Ugu Horeysey Qiray In Horumarka Baaxada Weyn Ee Maanta Ka Socda Magaalada Berbera, Uu Aabe U Yahay Kuna Suntan Yahay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Xafidullaah Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,  Ayna Muddan Tahay In Lagu Xasuusto Oo Lagu Maamuuso.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News