qorilugudnews24.com
QISO DHAB AH: SALAAD GABAYDHE, CAYNAANSHE IYO GENERAL DOOLAAL, PROF MOHAMED AHMED (JAAFAA)-
April 29, 2021 - Written by qoriadmin
ANKAR – Afgambi baa hore u jirey, oo ahaa, dilkii Madaxweynihii Soomaaliya, Cabdi Rashahiid Cali sharma’arke, oo ahayd, 15-kii Bishii October Sannaddii 1969-kii, laguna diley Magaalada Laascaanood.
Markii uu dilkaasi dhacayay waxaa dalka Raisul wasaare ka ahaa allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,  waxuu xilligii uu dilka dhacayay uu ku sugnaa magaalada New York, oo uu uga qayb galayay shirkii Qaramada Midoobay, wuxuuna markii uu dilka maqlay uu si degdeg ah ugu soo laabtay dalka.
Maxamed Siyaad Barre, wuxu soo dhoweysan jirey saraakiishii Cabdilaahi Yuusuf ,Caydiid iyo Liiqliiqato.  Laakiin ma jecleyn Salaan Gabaydhe iyo Caynaanshe oo ahaa hoghaanka hawl-gelinta Ee waqtigaas, oo lagu deldeley Qodobkii 54. General DOOLAAL, ma waxa qaban waayey qodobkaas, iyo Inqlaabkii 21 Oktoobar.
Mohamed Ahmed Farah Mataan
Ankara, Turkey.
jaafaa@gmail.com

COMMENTS
Latest News