qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalkaasi Qadar.
May 1, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Safar Shaqo Ku Yimi Dalka Somaliland, Kuwaas Oo Socdey Dalka Carbeed Ee Qadar, Uuna Hoggaaminayo Ergeyga Gaarka Ah Ee Ra’iisal-Wasaare Ku-Xigeenka, Ahna wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Dalkaasi Qadar, Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News