qorilugudnews24.com
Musharax Yuusuf Diiriye Ibraahin Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Degmada War-Cimraan, Kaas Oo Ka Sharaxan Xisbiga Kulmiye.
May 1, 2021 - Written by qoriadmin

War-Cimraan-(QorilugudNews24)-Musharax Yuusuf Diiriye Ibraahin Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Degmada War-Cimraan Ee Gobolkaasi Togdheer, Kaas Oo Ka Sharaxan Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News