qorilugudnews24.com
Waddooyinkii Magaalada Hargeysa Oo Isu Bedeley Xorfado Iyo Berkedo Iyo Maayir Cabdiraxmaan Soltelco Oo Mar Kale Sharaxan.
May 1, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waddooyinkii Halbowlaha U Ahaa Magaalada Hargeysa Ayaa Gebi Ahaanba Isu Bedeley Xorfado Iyo Berkedo Iyo Maayir Cabdiraxmaan Soltelco Oo Mar Kale Sharaxan, Arrintaas Oo Ay Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa Si Weyn Uga Dareen Celisey, Dhaliilo Xooggana Ujeediyey Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumaddisaba, Kuwaas Oo Ay Ku Eedeeyeen In Ay Mar Kale Dadweynaha Horkeenaan Maayir Soltelco Oo Hore Looga Soo Quustay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News