qorilugudnews24.com
Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Oo War-Murtiyeed Wada-Jir Ah Ka Soo Saaray Xadhigga Iyo Tacadiga Lagula Kacay Musharixiintooda.
May 1, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Ayaa Maanta War-Murtiyeed Wada-Jir Ah Ka Soo Saaray Xadhigga Iyo Tacadiga Lagula Kacay Qaar Ka Mid Ah Musharixiintooda, Xukuumaddana Ugu Baaqay In Si Deg Deg Ah Loogu Soo Celiyo Xoriyadooda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News