qorilugudnews24.com
Dhallinyarada Degmada Caynaba Oo Barnaamij Iskaa Wax U Qabso Ah Ku Higelisey Dhaam-Biyood, Kaas Oo Hadda Gebogebo Ku Dhow.
May 2, 2021 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Degmada Caynaba Ayaa Barnaamij Iskaa Wax U Qabso Ah Ku Higelisey Dhaam-Biyood Aad U Ballaadhan, Kaas Oo Hadda Gebogebo Ku Dhow, Kaas Oo Laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News