qorilugudnews24.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Uu Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Somaliland U Hanjabey, Kaas Oo Uu Ku Tilmaanmay Nin Aan Wax Aqoon Ah U Lahayn Arrimaha Booliska.
May 2, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Uu Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Somaliland U Hanjabey, Kaas Oo Uu Ku Tilmaamay Nin Aan Wax Aqoon Ah U Lahayn Arrimaha Ciidanka Booliska Iyo Shaqadooda, Isla Markaana U Adeegaya Dhinac Gaar Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News