qorilugudnews24.com
Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Qorsheyaasha Ay Xukuumaddiisu Ku Wajahayso Arrimaha Doorasada Iyo Amniga Guud Ee Dalka Soomaaliya.
May 2, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Ka Hadlay Qorsheyaasha Ay Xukuumaddiisu Ku Wajahayso Arrimaha Doorashooyinka Iyo Amniga Guud Ee Dalka Soomaaliya, Una Mahad-Celiyey Madaxweyne Farmaajo Oo Uu Sheegay In Uu Dalka U Tanaasuley.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News