qorilugudnews24.com
Sidee U Dhacday Toogashadii Lagu Diley Saddex Wiil Oo Walaalo Soomaali Ah, Taas Oo Ka Dhacday Dalkaasi Maraykanka.
May 2, 2021 - Written by qoriadmin

Kansas-(QorilugudNews24)- Laba Wiil Oo Walaalo Soomaali Ah Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Diley Magaalada Kansas Ee Dalkaasi Maraykanka, Kuwaas Oo La Sheegay In Uu Toogtey Walaalkood Oo Ka Weyn, Kaas Oo Ay Markii Dambe Isagana Khaarajiyeen Ciidamada Ammaanka Ee Dalkaasi Maraykanku.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News