qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Waxaa Maanta Dalka Norway Ku Geeriyoodey Alle Ha U Naxariistee Fannaankii Weynaa Ee Soomaaliyeed Cabdi Jaamac Qaboojiye.
May 2, 2021 - Written by qoriadmin


Oslo-(QorilugudNews24)-Waxaa Maanta Magaalada Oslo Ee Caasimadda Dalkaasi Norway Ku Geeriyoodey Alle Ha U Naxariistee Fannaankii Weynaa Ee Soomaaliyeed Cabdi Jaamac Caabi (Cabdi Qaboojiye), Kadib Markii Uu In Muddo Ah U Xanuunsanaayey Caabuqa Covid-19 Oo Asiibay.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News