qorilugudnews24.com
Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Ku Hanjabey In Haddii Aan Muddo 3 Cisho Gudahood Ah Lagu Soo Deyn General Doolaal Ay Midnimadii Beelaha Somaliland Geeriyoon Doonto.
May 3, 2021 - Written by qoriadmin

Dubai-(QorilugudNews24)-“Saddex Cisho Colaad Iyo Nabad Ka Uu Qaato Ayeynu Ka War Sugeynaa Muuse Biixi, Sidaa Waxa Yidhi Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta General Doolaal. Habar-Jeclo Gudo Iyo Dibedba Saddex Cisho Ha Iga War Sugto, Hana U Diyaar Garowdo Go’aanka Aynu Qaadano Fulintiisa, Haddii Aan General Doolaal La Soo Deyn, Waxaan Ku Dhawaaqi Doonaa Arrin Aanay Somaliland Mahadin, Taas Oo Horseedi Doona Geerida Midnimadii Beelaha Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News