qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ciidankii Harimacad Oo Caawa Kala Jabay Iyo Taliye Ku-Xigeenkii Ciidankaasi Iyo Cutubyo Uu Hoggaaminaayo Oo U Goostay Dhanka Mucaaridka.
May 3, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Ciidankii Loogu Yeedhi Jirey Harimacad Ee Ay Ku Faani Jireen Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxdiisu Ayaa Gebi Ahaanba Kala Jabay Iyo Taliye Ku-Xigeenkii Ciidankaasi Iyo Cutubyo Ciidan Ah Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Caawa U Goostay Dhanka Mucaaridka Iyo Xiisad Ka Taagan Magaalada Muqdisho, Gaar Ahaan Agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News