qorilugudnews24.com
Waxa Xisbiga Kulmiye Ka Sharaxan Nin Xubin Ka Ahaa Baarlamaanka Soomaaliya Muddo Ka Badan 8 Sannadood, Ninkaasi Oo Lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Xaaji Ismaaciil.
May 3, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Xisbiga Kulmiye Uu Ka Sharaxan Yahay Nin Muddo 8 Sannadood Ka Badan Xubin Ka Ahaa Baarlamaanka Soomaaliya, Ninkaasi Oo Lagu Magacaabo Cabdiraxmaan Xaaji Ismaaciil, Xisbiga Waddani Ayaa Sidoo Kale Ku Eedeeyey Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore In Uu Lunsaday Lacago Aad U Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News