qorilugudnews24.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Labada Wasiir Ee Muumin Seed Iyo Saajin Ku Eedeeyey In Ay Waxba Ka Qaban Waayeen Sheekh Diheeye, Kaas Oo Maalin Kasta Warbaahinta La Soo Horfadhiya Aflagaado.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Labada Wasiir Ee Axmed Muumin Seed Iyo Saajin Ku Eedeeyey In Ay Waxba Ka Qaban Waayeen Sheekh Diheeye Oo Ay Isku Beel Yihiin, Kaas Oo Maalin Kasta Warbaahinta La Soo Horfadhiya Aflagaado Iyo Arrimo Ka Dhan Ah Qaranimada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News