qorilugudnews24.com
Hooyooyin Ay Carruurtoodii U Xidhan Yihiin Iskuulka Nuuradiin Ee Magaalada Hargeysa, Oo Maanta Cabasho Xooggan La Hor Yimi Warbaahinta.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hooyooyin Ay Carruurtoodii U Xidhan Yihiin Iskuulka Nuuradiin Ee Magaalada Hargeysa, Oo Maanta Cabasho Xooggan La Hor Yimi Warbaahinta, Kuwaas Oo Tirsanayaaya Caddaalad Darro Baahsan Oo Carruurtoodii Yar-Yarayd Lagula Kacay Iyo Somaliland Oo U Muuqata In Ay Noqotay Xabsi Dusha Ka Furan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News