qorilugudnews24.com
Maayirka Magaalada Burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Fariin Culus U Diray Musharixiinta Gobolka Togdheer Ee U Tartamaya Golaha Wakiilada Ee Somaliland.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maayirka Magaalada Burco Ustaad Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad Ayaa Fariin Culus U Diray Musharixiinta Gobolka Togdheer Ee U Tartamaya Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kuwaas Oo Uu Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabtaan Xeerarka Ragaadiyey Dhaqaalihii Gobolka Togdheer, Isla Markaana Lagu Naaxiyey Tuulooyin Iyo Magaalooyin Yar-Yar, Dhaqaalihii Dalkana Kootada Loogu Xidhay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News