qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dhagax-Dhigay Waddada Labada Boqol (Hargeysa ByPass Road) Ee Magaalada Hargeysa.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Dhagax-Dhigay Waddada Labada Boqol (Hargeysa ByPass Road) Ee Magaalada Hargeysa, Taas Oo Loogu Tallo-Galay In Magaalada Lagaga Yareeyo Saxmadda Iyo Cidhiidhiga Ka Jira Hadda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News