qorilugudnews24.com
Masuuliyiinta Garabka Haweenka Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Dhaliilo Ba’an Ujeediyey Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Somaliland.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masuuliyiinta Garabka Haweenka Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Hargeysa Ayaa Dhaliilo Ba’an Ku Hurgufey Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Somaliland General Dabagale, Kaas Oo Ay Ku Eedeeyeen In Uu Ku Fashilmay Shaqadii Loo Igmaday, Isla Markaana Uu Faraha Kula Jiro Hawlo Aan Loo Dirsan, Iyaga Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Xilka Ka Qaado, Shaqadiisii Horena Uu Ku Celiyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News