qorilugudnews24.com
Maxaad Kala Socotaa Xeerarka Sababay In Ay Somaliland Yeelato Magaalooyin Qufulan Iyo Degmooyin Qani Ah Iyo Dheeliga Ku Yimi Kefedihii Cadaaladda Sidey???.
May 4, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamijkii Somaliland La Wada Leeyahay Iyo Xeerarka Iyo Dulmiga Sababay Dheeliga Kefedihii Cadaaladda Sidey Iyo In Ay Somaliland Yeelato Magaalooyin Qufulan Iyo Degmooyin Qani Ah, Kuwaas Oo Kala Reebay Gobolladii Bariga Iyo Galbeedka Somaliland, Xeerarkan Oo La Sameeyey Xilligii Madaxweyne Cigaal, Ayaa Loogu Tallo-Galay In Lagu Naas-Nuujinaayo Magaalooyin Yar-Yar Iyo Deegaano Gaar Ah.



By: Weriye Bushaaro Baando.

COMMENTS
Latest News