qorilugudnews24.com
Cuqaasha, Waxgaradka Iyo Haweenka Beesha Reer Fiqishini Ee Gobolka Sool Oo Fariin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Uguna Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Siidaayo Musharax Qaasim.
May 5, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Cuqaasha, Waxgaradka, Haweenka, Dhallinyarada Iyo Haldoorka Beesha Reer Fiqishini Ee Gobolka Sool Oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeysa Ayaa Fariin Culus U Diray Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biixi, Uguna Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Siidaayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News