qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dhallinyarada Reer Burco Oo Musharaxiintooda Su’aalo Ka Weydiinaya Waxa U Qorshaynsan Haddii Ay Doorashada Ku Guuleystaan.
May 5, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Reer Burco Ayaa Kulan La Qaatay Musharaxiintooda, Isla Markaana Su’aalo Ka Weydiinayey Waxa U Qorshaynsan Haddii Ay Doorashada Ku Guuleystaan Iyo Waxa Ay Bulshadooda U Qaban Doonaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News