qorilugudnews24.com
Musharax Suldaan Jamac Nuux Oo Munaasibad Casho-Sharaf Ah Ku Maamuusay Xubno Ka Mid Ah Haldoorka Haweenka Dhallinyarada Ah Ee Ka Shaqeeya Ururada Arrimaha Bulshada Iyo Saxaafadda.
May 5, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Musharax Suldaan Jamac Nuux Ayaa Munaasibad Casho-Sharaf Ah Ku Maamuusay Xubno Ka Mid Ah Haldoorka Haweenka Dhallinyarada Ah Ee Ka Shaqeeya Ururada Arrimaha Bulshada Iyo Saxaafadda Ee Gobolkaasi Togdheer, Munaasibaddaas Oo Lagu Qabtay Hotel Isha Burco Ee Magaaladaasi Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News