qorilugudnews24.com
Madaxweyne Biixi Oo Maanta Kulan La Yeeshay Madaxda Axsaabta Siyaasadda, Guddida Doorashooyinka Somaliland Iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
May 10, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Kulan Ballaadhan La Yeeshay Madaxda Axsaabta Siyaasadda, Guddida Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dastuuriga Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News