qorilugudnews24.com
Guddida Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland Oo Ku Fashilmay In Ay Soo Bandhigan Hal Mashruuc Oo Ay Ka Fuliyeen Gobollada Bariga, Gaar Ahaan Gobolka Togdheer Iyo Degmooyinka Hoos Yimaada.
May 11, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Qandaraasyada Qaranka Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Wax Ay Ugu Yeedheen Wax-Qabadkooda Ayaa Ku Fashilmay In Ay Soo Bandhigan Hal Mashruuc Oo Keliya Oo Ay Ka Fuliyeen Gobollada Bariga Somaliland, Gaar Ahaan Gobolka Togdheer Iyo Degmooyinka Kale Ee Hoos Yimaada, Waxayna Dad Badani Aamisan Yihiin In Ay Yeedhiyaan Oo Keliya Wax Loo Soo Dhiibey Oo Daaha Dabadiisa Laga Hagaayo, Isla Markaana Lagu Naas-Nuujinaayo Deegaano Iyo Cid Gaar Ah Oo  Hore Loo Sii Qorsheeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News